Shirkadda dayuuradaha ee Emirates oo beenisay war ka soo baxay Somaliland

Shirkadda diyaaradaha ee Emirates Airlines ayaa been abuur ku tilmaantay in mid ka mid ah diyaaradooda ay shil ku sigatay iney hawada Soomaaliya shil ku gasho Hay’adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland ayaa laba maalin ka hor sheegtay in qalad ay galeen hagayaasha diyaaradaha ee garoonka Muqdisho ay sababi gaartay in ay isku dhacaan laba diyaaradood, … Continue reading Shirkadda dayuuradaha ee Emirates oo beenisay war ka soo baxay Somaliland